Tuesday, July 24, 2007 10:30 AM

Heesta Maanta (Dhageyso)| Dhaqanka| Faalooyinka| Arrimaha Bulshada| Doodahar |La soo xiriir|
 
 
 
 
 
 
Audio News
BBC Somali Radio
11:00 AM
14:00 AM
18:00 PM
Radiofreesomali
Shareero non stop Music
Radio Banadir
Radio Copenhagen
Radio Ileys
Radio Sahan
Radio Warsan
Radio Dalmar
Sagal S. Radio
Radio Golis (RG)
Radiyo Xoriyo
Radio Beesha Can.
Radio Mennisoto USA
Codka Soomaliyeed
Somali TV Network
Somali Swiss Radio
Somali RadioSweden
Qaran Radio
 

A

Somalikudhan
Aminarts

Altowxiid

Allwaa

mo

Arday

Allgedo

Allpuntland

Ababshe 

Agabso

AllSomali

Amsas

Arlaadi.Com

Arlaadinet
ABTECH IT
Abaaji
Aftahan
Afgoi

B

Buuloburde

Buur Hakaba
Banadiri IT

Baidoa
Balcad

Baafin

Banaadiri
Bakaaraha
Banadir Software

BBC Somaali

Banadir

Buuhoodle

Bulsho

Burtinle Online

C

cowslafil
COGWO

Cheap Sale

Cadayga

Cadaado.Net  
Cayaaraha

Calmadoow
Ceel Buur
Cigonet
(CRD) Center For Research and dailogue

D

Dayniile

Djibouti Net

F

Falsan

G

Gobanimo

Gedonet

Gabooye

Galdogob
Goobjoog

Golkhatumo
Gashaamo

H

Horumar.org

Harardhere

Hilankatoosan

Halgan News

Hiiraantime

Hiiraan.com 

HornAfrik Online  
Hamarey
Horseednet

I

Idamaale

Iibso

Irin News
Islii Net

J

JigjigaNet

Jowhar 

JubaLanad
Jamhuuriya
Jiimo Net

Jowhar Online

K

Ken Somali Com.

Kismayo

L
Laascaanood
Lafoole
M

Manaas

Midnimo

Mudug-Online
Marka Cadeey

Mudulood

Maayland
Maaneed
Mareeg.com

Midgaan

N

Nugaal

Nugaal.net  

O
Onkod
P

Pace Magazine

Puntlandpost  

Puntlandtalk

PuntlandTimes
Pace Magazine

Q

Manaas

Qandala.com
Qaranimo.com

Qorahay Online

R
Ruunkinet
Sh

Shabelle
Shabeele

Shaxda
Shareero

S

Somali Irrigation

Somalichess.com

Somaliedmonton
Saafi Films

Suuban

Somali C. G.
4Somaliwomen

Somalipost

Somali Edu

Shinoshiop
Sodapoj

Saafi Studio
SSUP Org
Simad
Suxufi
Somal News

Somali City
Somali Six
Somali IT
Somali Weyn
Somaliawatch.org

Somali Education
Somaliland.org

Somaliland
Somaliland Future

Somalilandnet.com
Somali Sunah

Somalijournal

SomaliNet
Somaliwide

Somalitalk.com  

Somalitribune
Somalidoon
SATEC
SBC Online
TVSomalilandeurope
Somaali

X
Xeraale
W

Waayaha

Wardoon
Warsan

Y
Yamayska  
Yaaqshid
Yoobsan

Magaalada Baydhabo” Magaalo aan lahayn Isbitaal ku filan, Warbixin ku saabsan Xaaladda uu ku jiro Isbitaalkaas
Nafisa Sheekh Maxamed waxay ka shaqeysaa Isbitaalka Magaalada Baydhabo muddo ka badan 20 sano, waxay ii sheegtay in maanta ay tahay maalinta ugu xun ee Nolasheeda soo marta waayo waxaa ay ka dhawaajisay in ay ka welwelsan tahay nolosha Dumarka maadama Dumarka ay yihiin kuwa ugu nuqul dhibaatada, waxay tusaale ahaan u soo qaadatay “Haddii Gabar dhalmo u baahan haysana Fool la keeno Isbitaalka ama u baahato Qalinloo awoodi Karin jawaabta baahidaas waayo, ma haysano qalab iyo dhaqaatiir arrimahaas wax ka qaban karta, gabadhaas waxay Qatar u galaysaa gargaar la'aan   Daawo sawirada 24-7-2008

XUBNAHA URURKA SOMWA OO TABABAR LOO SOO GABA-GABEEYAY
Ka hor inta aanay hadaladaasi jeedin masuuliyiinta waxaa hal-kaasi ka hadashay Gudoomiyaa Ururka haweenka Suxufiyiinta Soomaaliyeed (SOMWA) Maryan Zeylac C/risaaq oo faahfaahin bu-uxa ka bixisay ujeedooyinkii loo aasaasay Ururka oo ay ka mid yi-hiin mideynta iyo usu keenista gabdhaha saxaafada ku jira me-elkasta oo ay joogaan ka waranka iyo diiwaan gelinta xadgudubyada loo geysto guud ahaan saxaafadda soomaaliyeed, ka shaqeynta dow-lad wanaaga, dimuqraduyada, nabadeynta,Daawo Sawirada 21-7-2008

Dagaalyahanada Alshabaab oo galabata gudaha u galay Degmada Bardaale iyo Abuu Mansuur oo ka qudbeeyay-16-7-2008

Ururka Naafada Kalkaal ee Finland oo deeq lacag ah soo gaarsiiyey Naafada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Martiini
Dagaal yahanadii naftooda iyo maalkooda u hurey difaaca dalka iyo diinta ayaa waxaa in dhawaalaba ku dacdareysnaayeen isbitaalka Dmartiino, kuwaasoo u baahnaaa daryeel walaalnimo iyo mid muslinnimo kadib markii lixaadkooda ay ku waayeen dagaalkII 1977-kii,Naftood hurayaashaan ayaan jirin cid u maqan ama ay ku tiirsan yihiin oo ka warqabta noloshooda dhaqaale Daawo sawirada 16-7-2008

Xildhibaanada Baarlamaanka Somalia oo cod buuxa ku ansixiyay heshiiskii Jabuuti
Wasiirka Warfaafinta ahna Ra'iisul Wasaare Kuxigeenka Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan oo ahaa Madaxii Gudiga Dowladda uga qeyb galay shirkii Jabuuti ayaa Baarlamaanka u faah faahiyay ahmiyada uu leeyahay Heshiiskan, isagoo qeexay in Baarlamaanka uu yahay Hey'ada kaliya ee wax sixi karta, isla markaana heshiiskan meel marin karta,isagoo usoo qaatay in Baarlamaanka ka wakiil yihiin Umada Soomaaliyed oo idil. 16-7-2008

Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde”Waxaan Diyaar u ahay inaan is casilo haddii danta Soomaaliyed sidaas ku jirta”
Isagoo ka hadlayay magaalada Nairobi ee dalka Kenya  ayaaa Ra'iisal Wasaare Nuur Cadde waxa uu sheegay in uu diyaar u yahay cidkasta uu wada hadal kala yeesho arimaha Soomaaliya, wuxuuna ballan qaaday inuu la hadli doono dhamaan dhinacyada isaga soo horjeeda Siyaasadda dalka Soomaaliya,”Waxaan halkaan u joogaa in aan shacabka 16-7-2008

Dagaal galabta ka dhacay qeybo ka mid ah Degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho 15-7-2008

Guddi ka kooban 5 xubnood oo loo magacaabay in ay soo qiimeeyaan masiibooyinka roobabka ee Muqdisho iyo nawaaxigeeda
Ku xigeenka Duqa magaaladda muqdisho Maxamed cismaan dhagaxtuur oo manta xafiiskiisa ku qabtey shir jaraa'id ayaa waxaa uu ka sheegay in roobabkii xalay da'ay ay iyo qasaarihii ay geysteen taasoo sida uu sheegay isugu jirey naf iyo maal labadaba waxaana uu caddeeyey mudane dhagaxtuur in ay roobabkii da'ay habeeni xalay ahaa ay dileen illaa 5 qofood.oo 3 ka mid ahi ay ahaayeen carruur halka labada kale ay yihiin dad waayeelo ah 15-7-2008

Dagaal maanta ka dhacay nawaaxiga Degmada Bardaale ee Gobolka Baay, yaa halkaas ku dagaalamay? i15-7-2008

Daryanka Madaafiicda culus iyo Dagaalo laga soo sheegayo Koonfurta Muqdisho
Daryanka Madaafiicda waa weyn iyo Qoryaha Lidka diyaaradaha ayaa hareysay Magaalada Muqdisho, iyadoo dhanka Koonfureed ee Magaalada laga soo sheegayo dagaalo xoogan,Wararka ayaa sheegaya in Madaafiic xoogan ay Xoogaga Hubeysan la dhaceen Meelaha fariisimada u ah Ciidamada Dowladda, iyadoona Ciidamadu jawaabo xoogan ka bixiyeen.14-7-2008

Wakiilka Midowga Afrika u qaabilsan arrimaha Soomaaliya oo markii Labaad Muqdisho booqday 14-7-2008

Baarlamanka Somalia oo maanta Baydhabo ku yeeshay kulan albaabadu u xirnaayeen oo saxaafada dibeda looga soo saaray
Kulankan oo uu shir guddoominayey guddoomiyaha baarlamanka federaalka Somalia Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa sidoo kale dibeda looga soo saaray qeybaha kala gedisan ee warbaahinta ayaan si rasmi ah loo ogeyn illaa hadda waxa looga wada hadley hases ahaatee qaar ka mid ah xildhibaanada oo magacooda diiday in la soo xigto ayaa la sheegay in looga doodey qaabka loo howlgelin karo 14-7-2008

Ciidamo Soomaali ah oo Tababar ku soo qaatay dalka Itoobiya ayaa ku soo wajahan Gobolada Baay iyo Banaadir 14-7-2008

Athletes from war-torn Somalia going for gold in Beijing Olympics
Samiyo Yusuf, a young woman in her early 20s, is training strenuously for the coming Beijing Olympics and has high hopes that she will bring success back to her home country, Somalia, as she is the only female athlete representing the war-torn nation,In one of the dilapidated old sports stadiums in the Somali capital Mogadishu, Yusuf and her fellow runner, Abdinasir Saeed, as the only male athlete, both regularly train in preparation for the Olympics this year to represent Somalia,13-7-2008

Meydad iyo dhaawacyo Saaka laga helay Xaafado ka tirsan Magaalada B/weyne iyo Dadka Magaalada oo ka walacsan Xaaladdan cusub 13-7-2008

Weeradada lagu haayo Shaqaalaha Samafalka oo sii kordhaysa iyadoo baahida dadka tabaaleysan ee Soomaalida toban jibaarsatay
Tani waa Mushkiladdii ugu weyned ee soo wajahda Samafalayaasha shisheeye iyo kuwa Soomaalida ee ka howlgala gudaha dhulka Soomaaliya oo aan wax Dowlad ah ka jirin tan iyo markii la riday Xukuumadda Jen Maxamed Siyaad Barre 1991 dii waqtigaas oo taladii Xukumaddaas ay la wareegeen qabaa'iilo laga soo hubeeyay dalka 13-7-2008

Washington: Somalis rally at U.S. Congress 12-7-2008

Pride in NZ's first Somali soldier
Ajiil Farah's entry to the New Zealand Army did not go quite to plan he broke his collarbone playing rugby soon after enlisting,But yesterday the Hamilton Somali community proudly celebrated Mr Farah's recent graduation from the Waiouru Army training centre as New Zealand's first Somali-born soldier,They "ambushed" Ajiil Farah, 23, throwing a surprise party at Hamilton's Waikato Migrant Centre. There were speeches by Somali community leaders and officials, including Hamilton East MP David Bennett-12-7-2008

Museum for Jackie Chan
Pirate attacks worldwide surged 19 percent in the past three months compared to the January-March period, largely due to increased incidents in Somalia and Nigeria, an international maritime agency said Friday. There were 62 attacks on ships between April and June, up from 52 in the previous quarter, the International Maritime Bureau said in a report released by its piracy-reporting center in Kuala Lumpur, Malaysia. Africa remains,the world's top piracy hot spot, with 24 reported attacks in Somalia and 18 in Nigeria so far this year, it said. Indonesia ranked third on the global-12-7-2008

Garabka Xaad ee Odayaasha Hawiye oo cambaareeyay falkii shalay lagu laayay dadkii rayidka ee degenaa Dayniile
Mr Xaad ayaa waxaa uu tilmaamay in dadkasi ay ahaayeen dad shacab ah waxaana uu meesha ka saaray hadal ka soo yeeray Maamulka Degmada Dayniile oo sheegaya in dadka Ciidamada Dowladda ay dileen ay ahaayeen kooxaha ka soo horjeeday.
Waxaa uu sheegay in ciidamada falkaasi naxdinta lahaa geystay ay dhalasho wadaagaan dadka ay laayeen isla markaana laga dhaxli
12-7-2008

Dadka ku dhaqan Degmada Dayniile oo bilaabay in ay ka qaxaan guryahooda iyo Ciidamada Dowladda oo saaka mar kale gudaha usoo galay.12-7-2008

Xaalada bukanada ku jira Cusbiyaalka Keeysaneey oo liidata iyo kaalmo la gaarsiiyay Maanta
109- Bukaan ah oo ku jira cusbitaalkaasi ayaa waxaa loo qeybiyay lacag dhan 1050.Us. Doolar oo ay u soo wakiisheen Agaasimaha Ururka Daryeelka dhalinyaradda Xirfad la'aanta Md Nuur Xusen Cali , waxaana bukaan kasta gacanta loo geliyay lacag dhan Min laba boqol kun oo shilin Soomaali ah , iyadoo Bukaanka ku jira cusbitaalkaana ay gaaraayaan 109 bukaan oo qabay dhaawacyo kala duwan oo isugu jira Daawo sawirada 11-7-2008

Two Somali soldiers killed north of Mogadishu-witnesses-11-7-2008

Duqeyda Kaamka Abyan ee KM12 oo walaac ka muujiyay xaaladda dadka ku jira kaamkaas ee ka soo qaxay guryahooda magaalada Muqdisho
Kaamka Abyan waxaa uu ku yaalaa duleedka Magaalada Muqdisho gaar ahaan deegaanka KM12 Garas-baalley inta u dhaxeysa Muqdisho iyo Afgoi. Xeradaasi waxaa la aasaasay 20 bishii March ee sanadkan iyadoona dadka haatan ku nool ay yihiin dadkii iyagu ka barakacay magaalada Muqdisho,dadka dagan Kaamka Abyan ayaa muddo 4 bilood ka hor ah ka soo hayaameen guryahoodii ka dib markii ay Daawo Sawirada 11-7-2008

From Mogadishu to Budapest: A refugee's journey to EU citizenship10-7-2008

Ciidamo Itoobiyan ah oo maanta gaaray Degmada Bardaale ee Gobolka Baay
Ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan ayaa maanta waxay gaareen Degmada Berdaale ee Gobolka Bay, halkaasi oo ay dhawaanahan ku sugnaayeen Xoogagga ka soo horjeeda Dowladda Federaalka iyo joogitaanka Ciidamada Itoobiya ee Soomaaliya,Ciidamada Itoobiyaanka ayaa waxay Degmadaas gaareen iyadoo aaney wax dagaal ah kala hor-imaanin Kooxihii beryahan ku sugnaa Degmada 10-7-2008

Abbu Mansuur oo fariin u diray mid ka mid ah kuxigeenada Maamulka Gobolka Baay 10-7-2008

Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawacyo fara badan oo xalay ka dhacay Duleedka Magaalada Baydhabo
Dagaalyahano ka tirsan Ururka Islaamiga ee Al Shabaab ayaa Xalay waxay weerar culus oo loo adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan ku qaadeen Xerada Daynuunay oo dhinaca Muqdisho ka soo xigta Magaalada Baydhabo kuna taala Meel dhinaca Waqooyi ka xigta Magaaladaas oo u jirta ku dhawaad 20-km,Xerada la weeraray oo saldhig u ahayd Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sida ay sheegayan wararka 10-7-2008

Maamulka gobolka banadir iyo ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo iska kaashaday soo qabashada alaabo laga dhacay hay.adda Concern
Galinkii hore ee Shalay ayaa shir jaraid waxaa si wada jir ah ugu wada qabtay xarunta Gaadiidka ciidanka booliiska Magaalada Muqdisho afhayeenka ciidanka booliiska isla amrkaana ah taliyahaciidanka boliska ee qeybta Waliyoow Cadde Col C/llaahi Xasan Barise iyo gudoomiye ku xigeenka duqa Magaalada Muqdisho dhinaca arimaha amaanka Cabdifataax sabriye Daawo Sawirada 10-7-2008


   
 
 
 
 
 
Copyright ©2005 ufurow.com
All rights reserved Please send any questions, comments, to the Webmaster

1